Axmed Madoobe oo bilaabay la xisaabtanka xubnaha Golihiisa Wasiirada (Sawirro)

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Jubbaland mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta wasaaradda cadaaladda, garsooka iyo arrimaha diinta ka dhageystey warbixinta waxqabadka wasaarada ee sanadkan 2019. Warbixintan sanadlaha oo dhamaan wasaarada Dowlad goboleedka Jubbaland kusoo bandhigayaan waxqabadkooda ayaa maanta lagu bilaabey wasaarada cadaaladda, garsoorka iyo arrimaha diinta taasoo ay kusoo bandhigeen wixii u qabsoomey sanadkan iyo caqabadaha … Continue reading Axmed Madoobe oo bilaabay la xisaabtanka xubnaha Golihiisa Wasiirada (Sawirro)